Tartanka ciyaaraha Puntland oo loogu talagay is dhexgal bulsho, ayaa waxaa moodaa in uu sii kala fogaynayo bulshada, iyada oo ...
Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac badan ayaa dhacay deegaanka Laaso oo u dhexeeya deegaannada Carmale iyo Daarasalaam ee bariga gobolka sanaag. Dagaalka oo bilowday shalay, islamarkaana soo ...
Your browser does not support JavaScript, or it is disabled. JavaScript must be enabled in order to view listings.
Kooxda Arsenal ayaa taariikhda markii labaad gaartay kama dambaysta (final) tartanka kooxaha Yurub ee UEFA Champions League, kadib markii ay lugtii dambe ee afar dhamaadka 1-0 uga adkaatay kooxda ...
Xaaladda magaalada Qardho ayaa maanta deggan, waxaana dib u soo laabanaya dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa ee bulshada, kaddib ...
Maxamed Axmed Shire Faarax oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada Qardho ayaa maanta lagu dilay xarun ganacsi oo uu ku lahaa magaaladaas. Dilka ganacsadaha waxaa gaystay rag hubaysan, waxaana lala ...
Garoonka Shuhadada ee magaalada Boosaaso waxaa galabta ka furmay tartanka caasimadaha gobollada Puntland, waxaana lagu daahfuray xulalka degmooyinka Boosaaso iyo Dhahar. Xulka degmada Dhahar ee ...
Madaxaweyne ku-xigeenkiisa hore ee SSC-Khaatumo Maxamed Shiino ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya aysan wax ...
Ciidamada kala duwan ee Puntland ayaa dhanka berriga ka go’doomiyay kooxaha burcad-badeeda ee xeebaha ku haysta maraakiibta ganacsiga ee Honour 25 iyo Sward. Ciidamada Puntland waxay diideen in wax ...
In one part of the interview, President Farmaajo shared unverifiable claims about his dealings with Dr Abdiweli Mohamed Ali, ...
Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, G/sare Maxamuud Muuse Fardafuul ayaa ka hadlay iska hor-imaad saaka ka dhacay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug, kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho ...
Golaha Guurtida Somaliland ayaa goleyaasha wakiillada iyo deegaanka u kordhiyay muddo 2 sanno iyo 3 bilood ah, taas oo ka dhigan in ay kuraasta sii joogi doonaan xubnihii la doortay 31 Maajo 2021. Go’ ...
Some results have been hidden because they may be inaccessible to you
Show inaccessible results